Daawo: Sheekh Abuu Cubeyda oo Jeediyay kalimad ku socota shacabka Jabuuti.

Saturday March 27, 2021 - 21:25:56 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Sheekh Abuu Cubeyda oo Jeediyay kalimad ku socota shacabka Jabuuti.

    Mu'assassada Warbaahinta ee Al-Kataib ayaa caawa baahisay 'Farriin ku Socota Shacabka Reer Jabuuti' taasoo uu jeedinayo Amiirka Xarakada Al-Shabaab, Sheekh Abu Cubeydah Axmad Cumar.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mu'assassada Warbaahinta ee Al-Kataib ayaa caawa baahisay 'Farriin ku Socota Shacabka Reer Jabuuti' taasoo uu jeedinayo Amiirka Xarakada Al-Shabaab, Sheekh Abu Cubeydah Axmad Cumar.

Fariintaan ayuu Sheekh Abuu Cubeyda kaga hadlayaa dhibaatada maamulka Ismaaciil Cumar Geelle uu ku hayo shacabka Reer Jabuuti, iyo dalkaasi oo gabaad u noqday ciidamada dowlado kala duwan sida Mareykanka, iyo Fransiiska iyo kuwo kale.

 

Sidoo kale Sheekh Abuu Cubeyda ayaa ugu baaqay shacabka Reer Jabuuti gaar ahaan dhalinyaradda in ay u istaagaan diffaaca Nabigeena Muxamed صلى الله عليه وسلم oo ay Aflagaadeeyeen gaalada Fransiiska ee hooyga ka dhigtay dalka Jabuuti.


Farriintaan waxay ku baxeysaa luqada Soomaaliga, waxaana lagu tarjumey luqadaha kala ah Carabi, Faransiis iyo Ingiriis. .

Hoos ka daawo Kalimada oo ku tarjuman Carabi iyo Inglish iyo Faransiis
Ku daawo Facebook
ama halkaan ka daawo

Qaybta Ku Tarjuman Carabiga iyo Inglishka hoos ka daawo

Facebook ku daawo
ama halkaan ka daawo

 


Xigasho: Alkataa'ib Media

Related Items