Weerar Sarkaal sare lagu dilay oo ka dhacay duleedka Dhuusamareeb.

Saturday April 03, 2021 - 14:03:38 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Weerar Sarkaal sare lagu dilay oo ka dhacay duleedka Dhuusamareeb.

    Khasaara dhimasho iyo dhaawac leh ayaa ka dhashay weerar dhabbagal ah oo ka dhacay meel ku dhow magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galguduud.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khasaara dhimasho iyo dhaawac leh ayaa ka dhashay weerar dhabbagal ah oo ka dhacay meel ku dhow magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galguduud.

Wararka ka imaanaya bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in dagaalyahanno katirsan Jihaadiyiinta Al Shabaab ay wadada ugaleen gaadiid uu la socday sarkaal sare oo katirsan ciidanka dowladda Federaalka.

ilo wareedyo ayaa xaqiijinaya in weerarka lagu dilay sarkaal darajadiisa ciidan ay aheyd Kabtan kaasi oo lagu magacaabi jiray Sayid Bicir wuxuuna ahaa Abaanduulihii Ururka 21-aad ee gobollada dhexe.

Weerarkan oo ka dhacay meel ku dhow garoonka Dhuusamareeb ayaa kusoo aadaya xilli isla xalay ay Al Shabaab weeraro ku ekeeyeen saldhiyo kuyaal xarunta gobolka Galgaduud.


 

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items