Wareysiyo iyo Warbixinno

Dhageyso: Xalqada 4aad warbixinnada Magaalooyin Taariikh Dahabi ah reebay

0 Monday April 19, 2021 - 16:21:48
Waa warbixinno taxana noqon doona inta lagu guda jiro bisha Barakausan ee Ramadaan insha'Allaah.

Read More »

Magaalooyin Taariikh Dahabi ah reebay Q3aad

0 Visits: 455 | Sunday April 18, 2021 - 16:05:17
Waa warbixinno taxana noqon doona inta lagu guda jiro bisha Barakausan ee Ramadaan insha'Allaah. Warbixinnadan oo ciwaankoodu yahay "Magaalooyin Taariikh Dahabi ah Reebay" ayaa looga faalloonayaa magaalooyinka taariikhda leh ee ay muslimiintu leeyihiin.

Read More »

Dhageyso: Xalqada 2aad ee Warbixinnada Magaalooyin Taariikh Dahabi ah reebay.

0 Visits: 456 | Sunday April 18, 2021 - 16:03:33
Waa warbixinno taxana noqon doona inta lagu guda jiro bisha Barakausan ee Ramadaan insha'Allaah.

Read More »

Qarax gaari looga gubay ciidanka Kenya oo Lamu ka dhacay.

0 Monday April 05, 2021 - 16:09:44
Wararka ka imaanaya dalka Kenya ayaa sheegaya in weerar hor leh lagu qaaday ciidamo Kenyaan ah xilli ay dhaq dhaqaaq ka wadeen xuduud beenaadka.

Read More »

Warbixin: Kumuu ahaa Jamaal Faarax Aadan oo Gaalkacyo lagu dilay.

0 Wednesday March 03, 2021 - 06:10:34
Xoogag hubaysan ayaa habeen hore waqooyiga magalada Gaalkacyo ku dilay Jamaal Faarax Aadan oo kamid ahaa saraakiisha sirdoonka maamulka isku magacaabay Puntland.

Read More »

Dhageyso: Ciidamada Uganda oo dad shacab ah ku dilay duqeyn ka dhacday Sh/hoose.

0 Tuesday February 16, 2021 - 12:02:45
Khasaara dhimasho iyo dhaawac leh ayaa ka dhashay duqeyn culus oo ciidamada AMISOM ay ka geysteen deegaan katirsan gobolka Sh/hoose ee dhaca Koonfurta Soomaaliya.

Read More »

Wasiirkii mas'uulka ka ahaa qabsashada ciidanka Kenya ee Soomaaliya oo dhintay [Warbixin].

0 Monday February 15, 2021 - 12:36:38
Magaalada Nairobi waxaa ku geeriyooday Maxamed Yuusuf Xaaji oo kamid ahaa xildhibaannada baarlamaanka dowladda Kenya islamarkaana taariikh madoow ku leh siyaasadda dhulka soomaalida NFD.

Read More »

Video+Warbixin: Muslimiinta Hindiya oo diiday in Masjidka Babari lagu bedelo Macbad.

0 Wednesday November 13, 2019 - 08:57:48
Muslimiinta Hindia ayaa si adag uga hadlay go'aankii ay dhowaan qaadatay madaxkamadda sare ee dowladda taas oo gaalada Hinduuska uxukuntay Masjidka Taariikhiga ah ee Babari.

Read More »

Hoggaamiye Katirsan Al Qaacidda Oo Bogaadiyay Weerarkii Al Shabaab Ee Saldhigga Balidoogle [dhageyso].

0 Saturday October 19, 2019 - 08:01:34
Ururka Al Qaacidda Faraciisa dhulka Jaziiradda Carabta gaar ahaan dalka Yemen ayaa bogaadiyay weeraradii dhiigga badan ku daatay ee Xarakada Al Shabaab ay bishan gudaheeda ka fulisay koonfurta dalka Soomaaliya.

Read More »

Video+Warbixin: Biya Xireenka Itoobiya oo la sheegay in uu Biya la'aan iyo Oon uhorseedayo Shacabka Masar.

0 Wednesday October 16, 2019 - 07:30:55
Madaxweynaha Masar Cabdi Fataax Alsiisi ayaa sheegay in biyaha badda ay ka dhigan doonaan biya nadiif ah oo cabidda iyo waraabka ku wanaagsan kadib markii Itoobiya ay wabiga Niil ka dhistay Biya xireen weyn oo saameyn doona dalalka Masar iyo Itoobiya.

Read More »

Dagaalka Qarsoon Ee Trump uu ka wado Soomaaliya oo sababay in Awoodda Al Shabaab ay kororto 93% [Warbixin].

0 Tuesday October 08, 2019 - 23:00:38
Warbixin ay qortey haweeney ka faalloota arimaha Amaanka, xubinna ka ah machadka New America's International Security Program, ee sameeya diraasaadka ka hadla arimaha Amniga ayay ku sheegtay iney aad u kordheyso awooda Xarakada Al-Shabaab, xilli dalka Soomaaliya ay ka dhacayaan howlgallo militeri…

Read More »

Mid kamida Odayaashii Xildhibaanada soo xulay oo siyaab leh uga sheekeeye wixii ku dhacay [dhageyso].

0 Tuesday October 08, 2019 - 07:06:22
Odayaashii dhaqanka Soomaaliyeed ee wax kasoo xulay Xildhibaannada baarlamaanka dowladda Federaalka ayaa ka sheekeeyay cabsidii iyo walbahaarkii ay ku noolaayeen ka hor intii aan cafiska loo fidin.

Read More »

Korneel Soomaaliyeed Oo Muddo 28 Jeer Ah Ka Dagay Diyaarad Hawada Ku Jirta [Dhagayso Wareysi].

0 Sunday October 06, 2019 - 09:16:25
Shariif Shaacib Muxamad waa Kolaneyl kamid ahaa saraakiishii hore ee wadanka gaar ahaan wuxuu kamid ahaa ciidankii Kumaandooska.

Read More »

Video+ Warbixin: Dowladda Itoobiya oo Boqolaal dhalinyaro Soomaali ah ka tarxiishay magaalada Jigjiga.

0 Saturday October 05, 2019 - 07:25:25
Maamulka dowladda Xabashida Itoobiya ugu magacaaban dhulka gummeysiga kujira ee Soomaaligalbeed ayaa howlgal raaf ah ku qab qabtay boqolaal dhalinyaro reer Jigjiga ah waxaana loo masaafuriyay deegaanno xuduud beenaadka dhaca.

Read More »

Maraykanka oo qalqal ka qaaday weerarkii Ballidoogle iyo hadallo isburinaya oo kasoo yeeray [Warbixin].

0 Wednesday October 02, 2019 - 08:49:01
Taliska Ciidamada Maraykanka Afrika ee loo yaqaano AFRICOM waxaa saacadihii lasoo dhaafay kasoo baxayay warsaxaafadeedyo kala duwan kuwaas oo ku saabsan weerarkii xooganaa ee ciidamada Al-Shabaab ay ku qaadeen Saldhigga milatari ee Ballidoogle.

Read More »

Dhageyso: Wareysi lala yeeshay dagaalyahanii Fuliyay Weerarkii naf hurnimo ee lagu qaaday Xerada Ceel Saliini.

0 Sunday September 29, 2019 - 09:02:55
Idaacadda Andalus ee ku hadasha Afka Xarakada Al Shabaab ayaa faafisay Wareysi laga duubay dagaalyahankii weerarka naf hurnimo ku daah furay hujuumkii lagu qaaday saldhigga ciidamada dowladda ee deegaanka Ceelsaliini.

Read More »

Video+Warbixin: Maxay Awoodaha Adduunka ciidamadooda ugu daad guraynayaan badda Mediterranean-ka?

0 Saturday September 28, 2019 - 09:11:08
Loollanka ku saabsan gacan ku heynta marin biyoodyada ayaa caalamka kusii xoogeysanaya, dowladaha ugu tunka weyn caalamka ayaa xusul duub ugu jira sidii ay gacanta ugu dhigi lahaayeen halbowlayaasha ganacsiga adduunka.

Read More »

Video+Warbixin: Dowladda Itoobiya oo lagu Wareejisay dhismaha Mashruuca dekadda Garacad.

0 Thursday September 19, 2019 - 08:09:00
Markii ugu horraysay ayaa lagu dhawaaqay mid kamida Afartii dekadood ee sanad ka hor uu Farmaajo siiyay dowlada Xabashida Itoobiya.

Read More »

Dhageyso: Ciidamada AMISOM oo dad shacab ah ka raafay deegaanka Gololeey.

0 Monday September 16, 2019 - 09:53:01
Ciidamada Burundi ayaa howlgal raaf ah oo dad badan lagu raafay ka fuliyay deegaanno hoos yimaad degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha dhexe.

Read More »

Yuusuf Kaba Kutukade: Al Shabaab Waa gobanimo doon [Kalimad Xasaasi ah].

0 Thursday September 12, 2019 - 07:13:21
Sheekh Yuusuf Ciise Kaba Kudukade oo ah waaliga Sh/dhexe ayaa kalimad qiima badan ka jeediyay munaasabad lagu sagootinayay Odayaashii soo xulay xildhibaannada Baarlamaanka Galmudug ee ka Towbadkeenay xumaantii ay ku dhaceen.

Read More »

Maxay ka dhigantahay in dowlad Cusub laga yagleelo Suudaan iyo Masar dhaxdooda [Video+Warbixin].

0 Wednesday September 11, 2019 - 08:07:00
Horraantii Bishan ayaa wadanka Yukreen looga dhawaaqay Boqortooyo loogu magac daray Jabalul Asfar ama Kingdom of the Yellow Mountain.

Read More »

Maxaad kala socotaa inta uu la egyahay Keydka Hubka Sucuudiga, Maxaase keenay taag darada heysata ciidanka Sucuudiga [Video+Warbixin].

0 Monday September 09, 2019 - 10:57:15
Dowladda Sacuudiga ayaa ladaalaa dhacaysa dhibaatooyin isbiirsaday tan iyo markii ay duullaanka Melleteri ku qaadday wadanka Yemen.

Read More »

Dhageyso: Al Shabaab Oo War kasoo saartay Sedaxda Madaxweyne ee uu yeeshay Maamulka 'Jubbaland'.

0 Monday August 26, 2019 - 07:39:18
Sheekh Mohamed Abuu Cabdalla oo ah mas'uulka Al Shabaab ee Jubbooyinka ayaa markii ugu horraysay ka hadlay mowqifkooda rasmiga ah ee ku aaddan sedaxda madaxweyne ee dhowaan lagu doortay magaalada Kismaayo.

Read More »

Dhageyso: Wareysi lala yeeshay Raggii Fuliyay Weeraradii Naf hurnimo ee lagu qaaday Saldhigga ciidamada dowladda Ee Awdheegle.

0 Sunday August 18, 2019 - 14:03:24
Idaacadda Andalus ayaa baahisay warbixin wareysi wadata oo ku saabsan weerarkii maalmo ka hor ka dhacay saldhigga ciidamada dowladda ee degmada Awdheegle gobolka Sh/Hoose.

Read More »

NEWYORK TIMES: Qadar Oo Daacishta Soomaaliya U Adeegsaneysa Dagaalka Ay Kula Jirto Imaaraatka [Warbixin].

0 Wednesday July 24, 2019 - 10:44:53
Wargeyska caanka ah ee lagu magacaabo Newyork Times ayaa soo daabacay warbixin dheer oo uu ku faaqidayo loolanka Soomaaliya ku dhexmaraya dowladaha carbeed ee Khaliijka, kaas oo uu ku tilmaamay mid faraha ka baxay oo loo adeegsanayo waxwaliba oo suuragal ah.

Read More »

INDEPENDENT: Maraykanka Maslaxad Uguma Jirto Howlgalka Uu Ka Wado Soomaaliya.

0 Wednesday July 17, 2019 - 11:07:37
Warbixin cusub oo uu baahiyay wargeyska Independent ee kasoo baxa wadanka Ingiriiska ayaa looga hadlay dagaalka uu Maraykanku kaga jiro wadanka Soomaaliya, iyo sida uu Maraykanku uga been sheegay xaqiiqda rasmiga ah ee halkan ka jirta.

Read More »

Dhageyso: Muxuu Socdaalka Kheyre Ka Bedeli karaa Khilaafyadii iyo kala taggii Maamulka Galmudug?.

0 Saturday July 13, 2019 - 09:35:49
Xasan Cali Kheyre socdaalkiisa gobollada dhexe waxaa dood kulul ka jeenay siyaasiyiinta iyo odayaasha gobollada Mudug iyo Galguduud.

Read More »

Weerarkii Hotelka Cas-Caseey Oo Soo Idlaaday iyo Ku Dhawaad 40 Ruux Oo Lagu Dilay [FAAHFAAHIN].

0 Saturday July 13, 2019 - 09:33:37
Waxaa barqanimadii maanta soo gabagaboobay weerarkii ballaarnaa ee dagaalyahanada Al-Shabaab ay ku qaadeen Hotelka Cas-Caseey ee magaalada Kismaayo kaas oo hooy u ahaa siyaasiyiin, saraakiil iyo Musharaxii badan oo u tartamayey xilka madaxtinimo ee maamulka Jubbaland.

Read More »

Kenya oo Billowday in ay Gaadiidka Dad Weynaha Ku Qarxiso Gedo Iyo Jubbada Hoose iyo Sarkaal ka hadlay [Dhageyso].

0 Wednesday July 10, 2019 - 07:39:07
Dowladda Kenya ayaa billowday mashruuc ka dhan ah dadka rayidka ah ee ku dhaqan gobolada Gedo iyo Jubada Hoose, kaasoo ah iney miinooyin u dhigto wadooyinka si ay khasaare uga soo gaarto.

Read More »

Daawo Video: Donald Trump Oo Fadeexadeeyay Dowladda Qadar daahana ka Fayday Sir qarsooneed!

0 Tuesday July 09, 2019 - 08:05:55
Xukuumadda dabadhilifka Qadar ayaa sare uqaadday taageerada ay siinayso xamlada saliibiga mareykanku hoggaaminayo ee lagu qaaday wadamada caalamka islaamka.

Read More »

Dhageyso: Yaa Umaqan Afka Soomaaliga? Waa Dood Xiisa Badan oo ay ka qeyb gelayaan Wariyayaal xog ogaal ah.

0 Thursday July 04, 2019 - 09:40:15
Idaacadda Islaamiga Alfurqaan ayaa dood uqabatay Wariyaal madax banaan ,doodda waxaa diiradda lagu saarayaa Luqadda Soomaaliga oo sanadadii dambe aad moodid in ay haadaan kusii dhacayso.

Read More »

Taliye Katirsan Ciidamada AMISOM oo sheegay in Al Shabaab aan looga adkaan karin dagaalka ka socda Soomaaliya [Warbixin].

0 Thursday July 04, 2019 - 09:36:23
Michel Kabango oo ah Abaanduule katirsan ciidamada AMISOM ee duullaanka ku jooga dalka Soomaaliya ayaa meesha ka saaray suuragalnimada in ay guud ahaan dalka Soomaaliya ka tirtiraan awoodda Xarakada Al-Shabaab, isagoona sheegay inuusan isbaheysigoodu heysan awood ciidan iyo agab ku filan oo ay ku qabsan…

Read More »

Sheekh Abuu Osama "Haddii Sagaaro ama qof Shacab uu Mareykanku duqeeyo Wuxuu ku sheegaa Sarkaal Al Shabaab ah" Dhageyso.

0 Tuesday July 02, 2019 - 06:48:40
Waaliga wilaayada islaamiga ah ee Shabeelaha Hoose Sheekh Muxamad Abuu Usaama oo meel munaasabad ah ka khudbeenayay ayaa soo hadal qaaday tacaddiyo kala duwan oo uu Mareykanku ka wado gobolka Shabeelaha Hoose.

Read More »

Koowda Luuliyo 59 Sano Kadib 1960-kii Soomaaliya oo Gumyesi dhax muquuranaysa [Warbixin].

0 Monday July 01, 2019 - 06:34:18
Xarunta madaxtooyada ee magaalada Muqdisho oo ay gacanta ku hayaan ciidamo shisheeye ayaa xalay laga xusay munaasabadda 1-da luuliyo, iyadoo uu madaxweyne Farmaajo khudbadiisa ku sheegay in dalku xor yahay oo Soomaaliya meel wanaagsan mareyso.

Read More »

Dhageyso: Beesha Cabdalla Caroone iyo Wilaayada Islaamiga Sh/dhexe oo Heshiis Muhiim ah gaaray.

0 Friday June 28, 2019 - 09:57:20
Kadib kullan ballaaran oo ka dhacay degmada Aadan Yabaal ee Shabeellaha dhexe ayay heshiis buuxa gaareen Beesha Cabdalla Caroone iyo wilaayada Islaamiga Sh/dhexe.

Read More »