Kooxda TPLF ee ka dagaallanata wadanka Itoobiya ayaa ku dhawaaqday in ay khasaare lixaad leh gaarsiisay ciidamada melleteriga federaaliga xabashida ee duullaanka ku qaaday gobolka Tigray.
Warbixinno ay saacadihii lasoo dhaafay soo saareen hay'ado reergalbeed ah iyo dowlado ayay ku xaqiijiyeen in ciidamada xabashida Itoobiya ay ka xasuuq ka geysteen gobolka Tigray.
Maleeshiyaad hubaysan oo loo malaynayo in ay daacad u yihiin dowlada shiicada iiraan ayaa markale weerar sawaariikh loo adeegsaday ku qaaday saldhig ay ku sugnaayeen saraakiil ameerikaan ah.
Wararka ka imaanaya wadanka Yemen ayaa sheegaya in dagaallo culus ay ka bilaawdeen magaalada ugu dambaysa ee ciidamada xukuumadda dabadhilifka Yemen ay uga suganyihiin waqooyiga wadankaasi.
Wararka ka imaanaya wadanka Itoobiya ayaa sheegaya in dagaallo culus ay dib uga qarxeen deegaanno katirsan gobolka Tigray ee dhaca waqooyiga wadankaasi.
Wararka ka imaanaya wadanka Ciraaq ayaa sheegaya in weerar dhaliyay khasaara dhimasho iyo dhaawac leh lagu qaaday saldhig ay ku sugnaayeen ciidamo American ah.
Wararka ka imaanaya wadanka Ciraaq ayaa sheegaya in weerar hubaysan lagu dilay ciidamo katirsanaa xukuumadda dabadhilifka Turkiga ee wadankaas ku sugan.
Ugu yaraan 10 qof Falasdiiniyiin ah ayaa ku shahiiday duqeymo aan kala joogsi laheyn oo diyaaradaha dagaalka Yahuudda ay ka geysteen magaalada Qaza iyo hareeraheeda.
Wararka ka imaanaya wadanka Ciraaq ayaa sheegaya in dibad baxyada rabshadaha wata ay wali kasii socdaan magaalooyinka ee wadankaasi waxaana jira khasaara lixaad leh oo ka dhashay dibad baxyadaasi.
Markii ugu horraysay mas'uuliyiin sarsare oo katirsanaa nidaamkii madaxweynihii hore ee Al Jazaa'ir ayaa lasoo taagay maxkamad melleteri waxaana loo heystaa dambiyo kala duwan.
Waa arrin dhif iyo Naadir in beelo Soomaaliyeed ay maalin qura 600 oo neef geel ah diyo ukala qaataan, arrintan waxay ka dhacday gobolka Hiiraan oo intiisa badan lagu maamulo Shareecada Islaamka.
Dowladda Sacuudiga ayaa wali la dhutinaysa khasaarihii dhanka maaliyadda ee kasoo gaaray weerarkii aadka u xooganaa ee isbuuc lasoo dhaafay lagu beegsaday laba kamid ah Keydadkeeda shidaalka.
Waxaa magaalada Jiddah ee wadanka Sacuudiga ku dhintay Zeynul Caabidiin Bin Cali oo soo noqday madaxweynaha wadanka Tuunis ee dhaca waqooyiga qaaradda Afrika.
Wararka ka imaanaya wadanka Afghanistan ayaa sheegaya in si dirqi ah uu weerar uga badbaaday madaxweynaha xukuumadda dabadhilifka ah ee fadhigeedu yahay magaalada Kaabuul.
Maleeshiyaadka Xuuthiyiinta ayaa markale duullaan ballaaran ku qaaday gudaha fog ee wadanka Sacuudiga halkaas oo ay ku yaallaan ceelal shidaal iyo xarumo muhiim u ah maamulka Aala Sacuud.
Markii ugu horraysay dowladda cusub ee ka hana qaadday wadanka Suudaan ayaa sheegtay in ay dalka dib ugusoo celinayso dadka aqaliyadda Yahuudda ee tobanaan sano ka hor wadanka laga eryay.