Sawirro:Al Shabaab oo Muuqaallo Argagax leh soo Bandhigtay Maleeshiyaadka Axmed Madoobe oo Gowrac iyo Toogasho Lagu Laayay.

Wednesday January 07, 2015 - 10:36:56 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 91503
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 88
  • 31 25
  • Share via Social Media

    Sawirro:Al Shabaab oo Muuqaallo Argagax leh soo Bandhigtay Maleeshiyaadka Axmed Madoobe oo Gowrac iyo Toogasho Lagu Laayay.

    Xarakada Al Shabaab ayaa faafisay muuqaallo muujinaya qaabkii uu u dhacay dagaalkii khasaaraha badan dhaliyay ee bilo ka hor ka dhacay deegaan Kudhaa ee gobolka Jubbada Hoose,ciidamada Xarakada Al Shabaab ayaa si xun ugumaaday maleeshiyaad dabadilify

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xarakada Al Shabaab ayaa faafisay muuqaallo muujinaya qaabkii uu u dhacay dagaalkii khasaaraha badan dhaliyay ee bilo ka hor ka dhacay deegaan Kudhaa ee gobolka Jubbada Hoose,ciidamada Xarakada Al Shabaab ayaa si xun ugumaaday maleeshiyaad dabadilifyo ah oo taabacsan Kenya balse ka amar qaadanayay dagaal Ooge Axmed Madoobe.

Sida lagu baahiyay bogga gaarka ah ee idaacadda Andalus ee Afka xarakada Shabaabul Mujaahidiin ku hadasha,muuqaallada ayaa ahaa kuwa cajiib ah waxayna Kaamirada Al-kataa'ib soo qabatay ciidamo markii dagaalka lagu jebiyay badda isku tuuraya balse rasaasta mujaahidiintu ay biyaha ku dhax dilayso.


Halkan ka Daaw Video






http://radioandalus24.com/wp-content/uploads/2015/01/4aad.jpg
http://radioandalus24.com/wp-content/uploads/2015/01/3aad.jpg
http://radioandalus24.com/wp-content/uploads/2015/01/2aad1.jpg


http://radioandalus24.com/wp-content/uploads/2015/01/1aad1.jpg
http://radioandalus24.com/wp-content/uploads/2015/01/8aad.jpg



http://radioandalus24.com/wp-content/uploads/2015/01/10aad.jpg

http://radioandalus24.com/wp-content/uploads/2015/01/13aad.jpg

http://radioandalus24.com/wp-content/uploads/2015/01/Raayada.jpg

Xigasho: Bogga Idaacadda Islaamiga Andalus

Related Items