Sawirro:Al Shabaab oo Faafisay muuqaallada Ciidamadii Burundi ee Lagu Laayay Dagaalkii Leego.

Wednesday July 01, 2015 - 14:35:41 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 45973
  • (Rating 3.1/5 Stars) Total Votes: 52
  • 12 5
  • Share via Social Media

    Sawirro:Al Shabaab oo Faafisay muuqaallada Ciidamadii Burundi ee Lagu Laayay Dagaalkii Leego.

    Mu'asasada Al-kata'ib garabka warbaahineed ee xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa soo bandhigtay sawirada meydadka ciidanka Burundi ee lagu xasuuqay dagaalkii Leego.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mu'asasada Al-kata'ib garabka warbaahineed ee xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa soo bandhigtay sawirada meydadka ciidanka Burundi ee lagu xasuuqay dagaalkii Leego. Sawirada labaahiyay waxaa kamid ah ciidamada mujaahidiinta oo dagaal culus ku qaadaya saldhigyada ciidamada AMISOM,Meydadka ciidanka Burundi oo daadsan gudaha Leego iyo saanado hub ah oo laga qabsaday xarumaha cadawga.

Bayaan kasoo baxay Al Shabaab waxaa lagu sheegay in lasoo bandhigi doono aqoonsiyada gaarka ah ee askarta iyo saraakiisha ciidamada shisheeyaha Burundi.

Howlgalkii Leego waxaa fulisay guutada ciidanka Sheekh Mukhtaar Abuu Zubeyr taasi oo utababaran burburinta ciidamada shisheeye.


http://im83.gulfup.com/U7zVbo.jpg













































http://im61.gulfup.com/s9ogIB.jpg

http://im62.gulfup.com/yNwTQQ.jpg


http://im52.gulfup.com/5Gjy1Q.jpg

http://im43.gulfup.com/fUEM6K.jpg

http://im76.gulfup.com/4ThSPv.jpg

http://im68.gulfup.com/UfsyLr.jpg

http://im43.gulfup.com/u8S9y0.jpg

http://im44.gulfup.com/Wa20d9.jpg

http://im80.gulfup.com/kqUaA3.jpg

http://im82.gulfup.com/szsIxP.jpg







http://im62.gulfup.com/Snbfze.jpg










Related Items