Abwaanka Soomaaliyeed ee Abuu Faaduma ayaa tix gabay ah waxa uu ka tiriyay Seeftii uu boqorka daba dhilifka ee Baxreyn uu guddoonsiiyay Madaxweynaha Dowladda Ruushka Vladimir Putin, si uu ugu gumaado Muslimiinta Shaam. Tixda Abwaanka ayaa u qorneyd sidatan :
Boqorada ridoobee kufriga reerka yaga saaaray
Ruush iyo Maraykaan ku way ridi nin kii diidan
Raasu maalaka aan leenihiyo ribixa duugeenu
Waa inan rasaataw qoriyo rayfal iyo aake
Waa inan ridnaa oo dilaa reerka laga saaro
Ruuf yaan wadaad xume ahiyo sheikh tidada kaaga
Ayaguna runtii nooga daran6gaalka raan ta lehe
Fatwo nalagu riiqay baxshaan Randi naw dirine
Rubadoo lagooyiyo inaan ruux u nixin weeye
Diintaan ragaw kacay Ilaah raaji magacoode
Rucbi inay ku waaraan kufriga waa sidaan rabaye
Reeryo qaadka midab keen lehee nalagu raad qaaday
Misna ay rabee yeen kufrigu Rida arkaan tiisa
Rafaad kiyo dhibtaan waxa nabaday rando say sheegi
Culimada risaaladi gatiyo gaalo raac yadiye
Rasaas loo qoriyo gawrac baa roon inay leefto
Rabigay cadaab waa dadaan riinjigood nixine
Rijsi iyo nifaaq baa qalbiga riiqay oo cunaye
Raad kooda roob qari ku waa nooma roonayne
Rabigay cadaab kii fansalakh raac yey Amisome
Guguurtaha rukuucaayey ee riibi dhinac joogay
Teer keen inuu maamulaa ceeb run tii weeye
Ruuf yaan madoobiyo fartaag ina dhex roorayo
Misna reer kayaga maamulaan ceeb run tii weeye
Rarooyada shariif Gaas lehee xayle raranaayo
Inay reer kayaga maamulaan ceeb run tii weeye
Ri nimaan u dilin aabihiis maarta lagu riiqay
Cadaadana rag baan ahay lahaa ee kursiga raadin
Reer kayafa inay maamulaan ceeb run tii weeye
Ingiriis ragaw ooyayee una rabaayey san
Qaran idil ku wii shalay ridee xayle naga raacay
Reer keen inay maamulaan ceeb run tii weeye
Raasu maal islaam weeye iyo raad ki salaf kiiye
Raayada madaw qaata iyo calan rasuulkeenu
Raali nooga yahay aad tanaad runa ahaa teene
W/T : Abwaan Abuu Faaduma
Abwaan Abuu Faaduma oo Tix Gabay ah Ka Tiriyay Seeftii La Guddoonsiiyay Putin.
Abwaanka Soomaaliyeed ee Abuu Faaduma ayaa tix gabay ah waxa uu ka tiriyay Seeftii uu boqorka daba dhilifka ee Baxreyn uu guddoonsiiyay Madaxweynaha Dowladda Ruushka Vladimir Putin, si uu ugu gumaado Muslimiinta Shaam. Tixda Abwaanka ayaa u qorneyd s