Hordhac
Aniga maahi ruux aqoon farabadan diinta
islaamka u leh laakin waxaa igu riixay mowduucaan in aan la wadaago bulshada
muslimiinta ah maalin maalmaha ka mida
ayaan dhagaystay nin laga waraysanaayo shirka lagu kala qaybinaayo dadka
musliminta ah ninka la waraysanayo waa nin garwadeen ka ah shirka kala
qaybinta su’aalihi la waydiiyay ayaa
waxaa ku jirtay shirka Hiiraan iyo Sh/dhexe la iskuma raacin ee ka waran
adinkana hadda waxaa furaysaan shir? ninkii la waraysanaayay ayaa ku jawaabay
soomali towxiidkii ayay isku raaci waysay cidii ka soo qayb gali wayso waa laga
tagaa.
waxaa jirta in mantay dad badan oo u nasab sheeganaayo diinta
islaamka hadana in ay diidan yihiin ku dhaqankeeda in taas kaliye kuma ikaysane waxa ay ku darsadeen
in ay la dagaalamaan dadka umada ugu yeeraaya isku xukunka shareecada islaamka taasoo aduun iyo aaqiro cidii raacda ay ku badbaadayso hadaba waxaa iswaydiin mudan hadii ay
doorteen in muslimiin ahaadaan maxay uga
soo horjeesteen hirgalinta ku dhaqanka
shareecada islaamk?.
Insaanka waxyaaba farabadan ayaa ku
riixa in uu ka soo horjeesto ku dhaqanka
shareecada islaamka balse waxaa ka soo
qaadanaynaa Insha Allah 2da arimood ee ugu wayn.
يقول الله تبارك وتعالى
نجعلها للذين لا يريدون علوا في الأرض ولا فسادا والعاقبة للمتقين 83 تلك الدار الآخرة
1. Madaxtinimo Jacayl : madax
farabadan ayaa ku dhaqanka shareecada diidaayagoo ka cabsanaayo in ay waayaan xukunkooda baadilka ku dhisan madaama
xaq iyo baadin ay iska soo horjeedan sidaas daraadeed waxa ay la dagaalaman dadka u guntaday in
shareecada Allah ay hirgasho sirta ku jirtana waxa tahay xukunka baadilka ah oo ay madxda ka yihiin
waxaa uu u ogalaanayaa in dadka ay madaxda u yihiin ka sareeyaan lakin xukinka
shareecada qofkii madax ka noqda xitaa
dadka kale mid ah ayuu noqdaa marka
hadii xitaa loo bandhigo in sharciga Alle ay dadka ku hogaamiyaan ogaamaayaan
maxaa yeelay waxa ay waynayaan sarayntii ay shiigan jireen.
2. fasahaad jecli: waxaa jirta
dadbadan oo shareecada u nacay xumaan jecli dadka aan ka hadlayno waa kuwa raba
in ay zinaystaan ama noqdaan qowmo luud IWL.qoladaan dhanqankooda ayaa waxaa
diiday shareecada islaamka sidaas
daraadeed ay iyaguna karaahsadeed hirgalinta shareecada islaamka madaama
shareecadu kuwaas ay u samaysay xuduud.
W/QDr Abu-Hanan Al-umari
E-mail:[email protected]
Maxay tahay sababta dadka qaar iyaga oo sheeganaaya in ay muslimiin yihiin ay u diidaan ku dhaqanka sharciga Alle.
بسم الله الرحمن الرحيم