Odayaashii soo Xulay Xildhibaanada Kasoo Jeeda Maamullada Jubbaland iyo Koonfur Galbeed oo lagusoo bandhigay degmada Buula Fulaay (SAWIRO).

Tuesday August 06, 2019 - 07:09:01 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Odayaashii soo Xulay Xildhibaanada Kasoo Jeeda Maamullada Jubbaland iyo Koonfur Galbeed oo lagusoo bandhigay degmada Buula Fulaay (SAWIRO).

    Xaflad ballaaran oo lagu soo dhaweynayay Ergadii ka baraa'o qaatay maamullada isku magacaabay Jubbaland iyo Koonfur Galbeed ayaa ka dhacday degmada Buula Fulaay ee gobolka Baay taas oo ay kasoo qeyb galeen culimo, mas'uuliyiin iyo qaar ka m

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xaflad ballaaran oo lagu soo dhaweynayay Ergadii ka baraa'o qaatay maamullada isku magacaabay Jubbaland iyo Koonfur Galbeed ayaa ka dhacday degmada Buula Fulaay ee gobolka Baay taas oo ay kasoo qeyb galeen culimo, mas'uuliyiin iyo qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed.


Xafladan ayaa lagu soo bandhigay dufcadii 1aad ee Ergadii kasoo haray maamullada Jubbaland iyo Koonfur galbeed, waxaana xaflada loo qabtay ay gunaanad u ahayd dowro in muddo ah socotay oo loo qabtay Odayaasha.

Odayaashan oo gaarayay ku dhowaad 100 oday dhaqameed ayaa ahaa ergadii soo xushay xildhibaanada golaha dhawaaghiida ee laga soo doortay Jubbaland iyo Koonfur-galbeed.


 
Odayaashan oo gaarayay ilaa 80 xubnood ayaa ka mid ah ergadii soo ajiibtay baaq towbadkeenka ahaa oo ay Xarakadu dhawaan u jeedisay odayaasha soo xulay golaha dhawaaghiida ee kooxda ridada kaas oo ku koobnaa muddo 45 cisho ah.

Xarakada ayaa horay u soo bandhigtay odayaashii towbadkeenayaasha ahaa ee ka baraa'o qaatay maamuladaGalmdug iyo HiirShabellekuwaas oo lagu soo bandhigay degmada Buq-Aqable ee wilaayada hiiraan.











Related Items