Sawirro: Al Shabaab oo soo bandhigtay Dufcadii 2aad Odayaashii soo xulay Xildhibaannada Baarlamaanka.

Sunday September 08, 2019 - 21:04:23 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Al Shabaab oo soo bandhigtay Dufcadii 2aad Odayaashii soo xulay Xildhibaannada Baarlamaanka.

    Xarakada Al Shabaab ayaa markale soo bandhigtay dufcadii labaad ee Ergadii soo xulay xildhibaannada baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya balse ka towbad keenay falkii ay kusoo xuleen xildhibaannada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xarakada Al Shabaab ayaa markale soo bandhigtay dufcadii labaad ee Ergadii soo xulay xildhibaannada baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya balse ka towbad keenay falkii ay kusoo xuleen xildhibaannada.


Ergadaan oo isugu jiray rag iyo dumar ayaa ka kala yimid magaalooyinka Jowhar,Beled Weyne iyo Muqdisho dhammaantoodna waxay kamid ahaayeen kuwii xildhibaannada kasoo xulay dhanka maamulka isku magacaabay HirShabelle.

Wilaayada Islaamiga Hiiraan ayaa dowro diini ah oo muddo 10 maalmood ah socotay Ergada ugu qabatay degmada Buq Aqable, Towbadkeenayaasha lasoo bandhigay oo ah dufcadda labaad waxay gaarayaan 95 ruux oo 11 kamid ah ay dumar ahaayeen.

 

Dhowaan ayay Xarakada Al Shabaab toban maalmood ku dartay waqtiga ay ku egtahay isdiiwaan gelinta Ergada kadib markii ay dhammaatay mudadii 45-ta maalmood aheyd ee loo qabtay.




















Related Items