Malaayiin qof American ah ayaa maanta xusuusanaya murugadii ka gaartay weeraradiii dhacay 11 September ee sanaddii 2001 xilligaas oo Al Qaacidda ay beegsatay halbowlayaasha dhaqaalaha Mareykanka iyo xarunta wasaaradda difaaca.
Dadka Mareykanka ayaa maalintan u bixiyay talaadadii Madoobeed, warbaahinta Mareykanka ayaa baahisay sawirro dhif iyo naadir ah oo ku saabsan burburkii gaaray daarihii ganacsiga Mantaanaha ahaa ee magaalada New York.
Hoos ka daawo Sawirro ku saabsan 11/9 oo aadan horay u arag.
Daawo Sawirro aadan horay u arag oo ku saabsan Weeraradii 11 September.