Alle ha unaxariistee waxaa magaalada Jilib ee Jubbada dhexe ku geeriyooday Ibraahim Aadan Ibraahim (Ibraahim Fareey) oo ahaa Suldaankii Beesha Tuni.
Suldaan Ibraahim Fareey ayaa lahaa taariikh dahabi ah wuxuu ahaa nin ugargaarka dadka tabaalaysan,wuxuu ahaa deeqsi aan xaqqa lagamban.
Halkan ka dhageyso Warbixin ku saabsan geerida Suldaanka Tuni MP3 ama hoos ka dhageyso.
Suldaankii Beesha Tuni oo si lama filaan ah ugeeriyooday [Dhageyso Taariikhdiisa].
Alle ha unaxariistee waxaa magaalada Jilib ee Jubbada dhexe ku geeriyooday Ibraahim Aadan Ibraahim (Ibraahim Fareey) oo ahaa Suldaankii Beesha Tuni.