Sawirro: Al-Shabaab Oo soo Bandhigay Khasaarihii ka dhashay dagaalkii Ceel Saliini.

Friday February 21, 2020 - 21:06:16 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Al-Shabaab Oo soo Bandhigay Khasaarihii ka dhashay dagaalkii Ceel Saliini.

    Xafiiska Warfaafinta Xarakada Al-Shabaab ayaa soo bandhigay sawirro muujinaya qeyb kamid ah khasaarihii lixaadka lahaa ee ciidamada Maamulka Farmaajo kasoo gaaray weerarkii laba maalin ka hor ka dhacay saldhigga ciidamada ee Ceel Saliini.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xafiiska Warfaafinta Xarakada Al-Shabaab ayaa soo bandhigay sawirro muujinaya qeyb kamid ah khasaarihii lixaadka lahaa ee ciidamada Maamulka Farmaajo kasoo gaaray weerarkii laba maalin ka hor ka dhacay saldhigga ciidamada ee Ceel Saliini.



Sawirrada oo qeyb kamid ah lasoo gaarsiiyay Shabakada Wararka SomaliMeMo ayaa waxaa ay muujinayaan ciidamada Al-Shabaab oo gabi ahaanba cagta mariyay xeradii Ceel Saliini iyo maydad aad u farabadan oo daadsan gudaha xerada.

Sawirrada ayaa sidoo kale muujinaya qaar katirsan maleeshiyaatkii Farmaajo oo nolosha lagu qabtay, sidoo kale waxaa ka muuqanaya Ciidamadii Al-Shabaab oo xerada si buuxda gacanta ugu dhigay.

Dagaalkii Ceel Saliini ayaa waxaa ku dhintay 42 katirsan maleeshiyaatka Maamulka Farrmaajo waxaana sidoo kale lagu qabsaday gaadiid dagaal iyo hub aad u farabadan.

















































Related Items