Xoogag hubaysan ayaa habeen hore waqooyiga magalada Gaalkacyo ku dilay Jamaal Faarax Aadan oo kamid ahaa saraakiisha sirdoonka maamulka isku magacaabay Puntland.
Dilka Jamaal waxaa mas'uuliyaddiisa sheegatay Al Shabaab, warbixin ay baahisay Idaacadda Andalus ayay si faah faahsan uga hadashay shakhsiyadda Jamaal.
Halkan ka degso Warbixinta MP3
Xigasho: Radio Andalus
Warbixin: Kumuu ahaa Jamaal Faarax Aadan oo Gaalkacyo lagu dilay.
Xoogag hubaysan ayaa habeen hore waqooyiga magalada Gaalkacyo ku dilay Jamaal Faarax Aadan oo kamid ahaa saraakiisha sirdoonka maamulka isku magacaabay Puntland.