Al Kataa'ib oo soo saartay filim Cusub oo lagu soo bandhigayo tartanka Culuumta Sharciga ee machaahida qabaa'ilka.

Tuesday March 16, 2021 - 07:09:34 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Al Kataa'ib oo soo saartay filim Cusub oo lagu soo bandhigayo tartanka Culuumta Sharciga ee machaahida qabaa'ilka.

    Mu'asasada Al Kataa'ib ayaa baahisay filim ciwaankiisu yahay "Qudhuufu-Shareeca" kaas oo soo bandhigaya tartanka culuumta sharciga ah ee Macaahida Qabaa'ilka wilaayada islaamiga ah ee Bay iyo Bakool.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mu'asasada Al Kataa'ib ayaa baahisay filim ciwaankiisu yahay "Qudhuufu-Shareeca" kaas oo soo bandhigaya tartanka culuumta sharciga ah ee Macaahida Qabaa'ilka wilaayada islaamiga ah ee Bay iyo Bakool.

Ardeydu waxay ku tartamayaan Qur’aanka kariimka, Tafsiirul Qur'aan, Xadiith-ka iyo Fiqhiga.

Filimkaan ayaa ah qeybtii 1aad ee isdaaraad ku saabsan tartan ku aadan culuumta sharciga oo loo qabtay machaahida qabaa’ilka daga wilaayadda Islaamiga ee Bay iyo Bakool.

Hadaba qeybtaan oo la daawan karo muddo 32 daqiiqo ah ayaa waxay ardayda ku tartamayaan funuunta kala duwan ee cilmiga Sharciga.
 



Halkan ka daawo Filimka
Filimka ku daawo Facebook

Sources: Alkataa'ib Media

Related Items