Sheekh Abuu Muscab oo war cusub kasoo saaray weeraradii ka dhacay Bariire iyo Awdheegle.

Sunday April 04, 2021 - 13:52:50 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sheekh Abuu Muscab oo war cusub kasoo saaray weeraradii ka dhacay Bariire iyo Awdheegle.

    Taliska ciidanka XSHM ayaa war cusub oo uu kasoo saaray weeraradii shalay ka dhacay Awdheegle iyo Bariire ku sheegay in dhimashadu ay ku dhowdahay 70 askari.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliska ciidanka XSHM ayaa war cusub oo uu kasoo saaray weeraradii shalay ka dhacay Awdheegle iyo Bariire ku sheegay in dhimashadu ay ku dhowdahay 70 askari.

Sheekh C/Caziiz Abuu Muscab oo ah afhayeenka ciidamada SHM ayaa sheegay in weeraro isku xirnaa oo shalay dhacay ay ku dileen 67 katirsan ciidanka dowladda.

Related Items