Akhristayaal maalmo kooban ayaa naga xiga bisha Barakeysan ee Ramadaan oo ah muusim cibaado oo allaah naarta ka xureeyo addoomadiisa muslimiinta ah.
Hadaba maxaa nagala gudboon in aan kusoo dhaweyno bisha Ramadaan ee fadliga dheeriga ah leh waxaan idiinsoo gudbinaynaa darsi qiima badan oo soo dhaweynta Ramaddaan ku saabsan waxaana soo jeedinaya Sheekh Mustafa Alsalafi.
Halkan ka dhageyso Muxaadarada Q.3-aad MP3
Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]
Sideen usoo dhoweynaa Bisha Barakeysan Ee Ramadaan [Dhageyso Q3aad].
Akhristayaal maalmo kooban ayaa naga xiga bisha Barakeysan ee Ramadaan oo ah muusim cibaado oo allaah naarta ka xureeyo addoomadiisa muslimiinta ah.