Al Shabaab oo ku dhawaaqay in berri ladhammeystirayo bisha Shacbaan.

Monday April 12, 2021 - 16:26:33 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Al Shabaab oo ku dhawaaqay in berri ladhammeystirayo bisha Shacbaan.

    Maktabka Qadaha ee Xarakada Al-Shabaab ayaa goordhow ku dhawaaqay in berri oo isniin ah ladhameystirayo bisha Shacbaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maktabka Qadaha ee Xarakada Al-Shabaab ayaa goordhow ku dhawaaqay in berri oo isniin ah ladhameystirayo bisha Shacbaan.

Wilaayaatka Islaamiga ah ayaa laga iclaamiyay in kowda bisha Ramadaan ay tahay maalinta Talaadada islamarkaana berri lakaamilayo bisha shacbaan oo maanta aheyd 29.

Malaayiin qof muslimiin ah oo ku dhaqan daafaha caalamka ayna kamid yihiin shacabka Soomaaliyeed ayaa isku diyaarinaya in ay gutaan fariidada soonka si ay uhelaan dambi dhaaf iyo in Naarta laga xureeyo.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]

Related Items