Qarax Khasaara badan dhaliyay oo ka dhacay degmada Afmadoow.

Monday April 12, 2021 - 16:31:20 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qarax Khasaara badan dhaliyay oo ka dhacay degmada Afmadoow.

    Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax aad u xooggan oo ka dhacay mid kamida degmooyinka gobolka Jubbada Hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax aad u xooggan oo ka dhacay mid kamida degmooyinka gobolka Jubbada Hoose.

Ugu yaraan 5 askari ayaa dhintay kadib markii qarax miino lagula beegsaday garoonka diyaaradaha Macmalka ah ee degmada Afmadoow.

ilo wareedyo ayaa sheegaya in ciidamada dhintay uu kujiro nin sarkaal ah, mas'uuliyadda weerarkan waxaa sheegtay Al Shabaab.

illaa iyo hadda wax war ah kamasoo bixin dhanka maamulka isku magacaabay 'Jubbaland' oo ku saabsan qaraxii ka dhacay Afmadoow.

 

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items