Waa warbixinno taxana noqon doona inta lagu guda jiro bisha Barakausan ee Ramadaan insha'Allaah.
Warbixinnadan oo ciwaankoodu yahay "Magaalooyin Taariikh Dahabi ah Reebay" ayaa looga faalloonayaa magaalooyinka taariikhda leh ee ay muslimiintu leeyihiin.
Halkan ka dhageyso xalqada Koowaad ee Warbixinnada Magaalooyin Taariikh Dahabi ah reebay
Ku dhageyso Youtube
Dhageyso: Xalqada 1aad ee Warbixinnada Magaalooyin Taariikh Dahabi ah reebay.
Waa warbixinno taxana noqon doona inta lagu guda jiro bisha Barakausan ee Ramadaan insha'Allaah.