Farmaajo oo socdaalkii ugu horreeyay dibadda ugu amba baxay tan iyo markii uu waqtigiisu dhammaaday.

Monday April 19, 2021 - 16:25:30 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Farmaajo oo socdaalkii ugu horreeyay dibadda ugu amba baxay tan iyo markii uu waqtigiisu dhammaaday.

    Hoggaamiyaha dowladda Federaalka ayaa socdaalkii ugu horreeyay ku aaday dibadda tan iyo markii uu lakulmay mucaaradada aadka uxooggan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hoggaamiyaha dowladda Federaalka ayaa socdaalkii ugu horreeyay ku aaday dibadda tan iyo markii uu lakulmay mucaaradada aadka uxooggan.

ax'med Cabdullaahi Farmaajo ayaa gaaray magaalada Kinshasa ee caasimadda dalka Koongada Dimuquraadiga ah (Congo Dr) halkaas oo uu uga qeyb galayo shir.

Madaxweynaha Koongo oo ah hoggaamiyaha Ururka Midowga Afrika ayaa la sheegay in uu ka dambeeyay socdaalka Farmaajo, waxaa jira warar sheegaya in Midowga Afrika uu dhax dhaxaadin doono Uhuru Kenyatta iyo Farmaajo oo isku haya arrimaha gobolka Jubbada Hoose iyo Gedo.
 



Waa socdaalkii ugu horreeyay ee madaxweynaha DF-ka uu ku aado dalka dibaddiisa tan iyo markii uu waqtigiisu dhammaaday islamarkaana uu muddo kororsiga sameeyay.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items