Wararka Caalamka

Weerar 100 qof lagu dilay oo ka dhacay Waqooyiga dalka Burkina Faso.

0 Sunday June 06, 2021 - 12:32:25
Weerar dhiigbadan ku daatay ayaa lagasoo calaamadeeyay wadanka Burkina Faso ee dhaca galbeedka qaaradda Afrika.

Read More »

Shil ay dad badan ku dhinteen oo markale ka dhacay Masar.

0 Monday April 19, 2021 - 16:27:45
Shil tareen oo ay dad badan ku dhinteen ayaa markale ka dhacay wadanka Masar ee dhaca waqooyiga qaaradda Afrika.

Read More »

Dhageyso: Xalqada 1aad ee Warbixinnada Magaalooyin Taariikh Dahabi ah reebay.

0 Sunday April 18, 2021 - 15:57:42
Waa warbixinno taxana noqon doona inta lagu guda jiro bisha Barakausan ee Ramadaan insha'Allaah.

Read More »

Melleteriga Suudaan oo Itoobiya kala wareegay deegaanno hor leh.

0 Thursday April 08, 2021 - 16:59:30
Markii ugu horraysay dowladda Suudaan ayaa bilaawday in ay mashaariic horumarineed ka hirgeliso deegaanno ay dhowaan ka qabsatay Itoobiya.

Read More »

Madaxweynaha Masar oo ku hanjabay in uu si adag u wajahi doono arrinta biya xireenka Niil.

0 Thursday April 08, 2021 - 16:54:51
Saacado kadib markii ay fashilmeen wadahadalladii ka socday magaalada Kinshasa ee ku saabsanaa arrimaha qeybsiga webiga Niil ayay digniino soo saareen Masar iyo Suudaan.

Read More »

Saraakiil American ah oo galay Masjid kuyaal Jabuuti walaacna ka muujiyay Kalimaddii Abuu Cubeydda [Sawirro].

0 Monday April 05, 2021 - 16:12:11
Kalimad uu dhowaan jeediyay amiirka dhaq dhaqaaqa jihaadiga ah ee Al Shabaab ayaa qoob gariir iyo cabsi ku beertay madaxda dowladda Jabuuti iyo saraakiisha ciidamada shisheeye ee wadankaas ku sugan.

Read More »

Qarax gaari looga gubay ciidanka Kenya oo Lamu ka dhacay.

0 Monday April 05, 2021 - 16:09:44
Wararka ka imaanaya dalka Kenya ayaa sheegaya in weerar hor leh lagu qaaday ciidamo Kenyaan ah xilli ay dhaq dhaqaaq ka wadeen xuduud beenaadka.

Read More »

Amiir Xamza oo lagu eedeeyay in uu maleegayay Shirqool ka dhan ah dowladda Urdun.

0 Monday April 05, 2021 - 16:08:01
Dowladda Urdun ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixisay howlgal meleteri oo habeen hore ka dhacay magaalada Cammaan kaasi oo lagu raafay mas'uuliyiin sarsare.

Read More »

22 katirsan ciidanka Hindiya oo lagu dilay weerar gaadma ah.

0 Monday April 05, 2021 - 16:04:47
Kooxo hubaysan ayaa weerar dilaa ah ka fuliyay bartamaha wadanka wadanka Hindiya waxayna xasuuq ugeysteen ciidamo katirsan kuwa gaarka ah ee dowladda Hindiya.

Read More »

Talaalka AstraZeneca oo 10 ruux ku dilay wadamada Faransiiska iyo Ingiriiska.

0 Sunday April 04, 2021 - 13:48:10
Kiisas hor leh oo dhimasho ah ayaa lagasoo calaamadeeyay wadanka Ingirishiiska, dhimashasadaas oo ka dhalatay talaalka AstraZeneca.

Read More »

Ciidamada dowladda Eritrea oo bilaabay in ay isaga baxaan gobolka Tigray.

0 Sunday April 04, 2021 - 13:46:17
Dowladda Xabashida Itoobiya ayaa ku dhawaaqday in kumanaan katirsan ciidamada Eritrea ay bilaabeen dib ugurasho dhammeystiran oo ay ka sameynayaan gobolka Tigray ee waqooyiga dhaca.

Read More »

Melleteriga Urdun oo ku dhawaaqay howlgal lagu xiray amiirradii wadanka ugu sarreeyay.

0 Sunday April 04, 2021 - 13:40:48
Melleteriga dowladda Urdun ayaa qaaday howlgal ballaaran oo lagu beegsaday saraakiisha ugu sarraysa qoyska talada haya marka laga reebo boqorka wadanka.

Read More »

Uganda oo ciidamo badeed usoo tababaratay boobka Kheyraadka Soomaaliya.

0 Tuesday March 30, 2021 - 16:27:14
Dowladda Uganda ayaa ku dhawaaqday in ay boqolaal katirsan ciidamadeedda Badda usoo dirayso Soomaaliya si ay uga fuliyaan wax ay ugu yeertay howlgallo qaran.

Read More »

Taliska AFRICOM oo sheegay in ay si dhab ah uqaateen goodiskii uga yimid Hoggaamiyaha Al Shabaab.

0 Tuesday March 30, 2021 - 16:25:23
Taliska ciidamada Mareykanka qaaradda Afrika saldhigoodu yahay dalka Jabuuti ayaa muujiyay in uu jiro walaac xagga ammaanka ah kaas oo soo ifbaxay kadib markii Amiirka Xarakada Al-Shabaab, Sheekh Axmad Cumar Abuu Cubeyda uu dadka reer Jabuuti ugu baaqay in ay iska dulqaadaan nidaamka kaligii taliska…

Read More »

Dowladda Suudaan oo ku dhawaaqday in ay dhaqan gelinayso hanaanka calmaaniyadda.

0 Tuesday March 30, 2021 - 16:22:42
Qeybaha kala duwan ee bulshada wadanka Suudaan ayaa kasoo horjeestay heshiis dhagar ah oo shalay ay kala saxiixdeen xukuumadda dabadhilifka Khurduum iyo mid kamida kooxaha fallaagada ah ee wadankaas ka dagaallama.

Read More »

Caabuqa Covid19 oo Kumanaan kun ku dilay dalka Baraaziil.

0 Tuesday March 30, 2021 - 16:21:16
Cudurka Corona Virus ayaa halaaggii ugu darnaa ka geystay wadanka Baraaziil oo kamid ah dalalka dhaca qaaradda Laatiin Ameerika.

Read More »

Markabkii ku caariyay Kanaalka Suweys oo latoosiyay.

0 Tuesday March 30, 2021 - 16:18:29
Dowladda Masar ayaa ku dhawaaqday in ay lagu guulaystay toosinta markabkii ganacsi ee dhowaan ku qalibmay kanaalka muhiimka ah ee Suweys.

Read More »

Shil ay dad badan ku dhinteen oo ka dhacay wadanka Masar.

0 Saturday March 27, 2021 - 11:50:45
Khasaara lixaad leh ayaa ka dhashay shilal siyaaba kala duwan uga dhacay wadanka Masar ee dhaca waqooyiga qaaradda Afrika.

Read More »

Dad ku dhintay xero ay ku sugnaayeen Barakacayaasha Rohinga.

0 Tuesday March 23, 2021 - 16:37:36
Khasaara dhimasho iyo dhaawac leh ayaa ka dhashay dab ka kacay xera qaxooti oo kutaal dalka Bangladesh ee ka dhaca qaaradda Asia.

Read More »

Dagaal ka dhax qarxay Qowmiyadaha Amxaarada iyo Oromada Itoobiya.

0 Tuesday March 23, 2021 - 16:29:21
Wararka ka imaanaya wadanka Itoobiya ayaa sheegaya in iska hor'imaadyo khasaara badan dhaliyay ay dib uga qarxeen deegaanno ku dhow magaalada caasimadda ah ee Addis Ababa.

Read More »

Dhageyso: 3 Xalqo oo kamid ah wareysiyadii lala yeeshay Maxaabiistii lagasoo xureeyay Xabsiga Boosaaso.

0 Tuesday March 23, 2021 - 16:26:27
Dhageyso: 3 Xalqo oo kamid ah wareysiyadii lala yeeshay Maxaabiistii lagasoo xureeyay Xabsiga Boosaaso.

Read More »

Wasiirka Difaaca Mareykanka oo socdaal dhuumasho ah ku tagay Afghanistan.

0 Tuesday March 23, 2021 - 16:24:24
isagoo saaran diyaarad loo ekaysiiyay rakaab ayuu wasiirka difaaca Mareykanka si lama filaan ah uga degay garoon kuyaal wadanka Afghanistan.

Read More »

Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya oo madaxda maamullada ku amray in aysan Muqdisho ka bixi karin.

0 Tuesday March 23, 2021 - 16:21:40
Waxa loogu yeero beesha caalamka ayaa digniin udirtay madaxda maamul goboleedyada ee daacadda u ah Farmaajo.

Read More »

R/wasaaraha Pakistan oo laga helay caabuqa Covid19.

0 Saturday March 20, 2021 - 19:08:46
Warbaahinta rasmiga ah ee ku hadasha afka dowladda Pakistan ayaa xaqiijisay in cudurka Corona Virus laga helay R/wasaaraha wadankaas oo maalyo yar ka hor lagu muday talaalka caabuqan aadka ufaafa.

Read More »

Faransiiska oo Muslimiinta ka mamnuucay Gowraca Xalaasha ah ee digaagga.

0 Saturday March 20, 2021 - 19:05:03
Dowladda Faransiiska ayaa qaadday tallaabooyin hor leh oo ay ku cadaadinayso muslimiinta wadankeeda looga tirada badanyahay.

Read More »

Erdogaan oo Eryay guddoomiyihii Bankiga dhexe ee Turkiga.

0 Saturday March 20, 2021 - 18:58:07
Wargeyska rasmiga ah ee ku hadla afka dowladda Turkiga ayaa sheegay in shaqada laga eryay guddoomiyihii Bandhiga dhexe ee wadankaasi.

Read More »

Madaxweynihii dalka Tanzaaniya oo si lama filaan ah udhintay.

0 Thursday March 18, 2021 - 19:09:43
John Magufuli oo ahaa madaxweynihii Nasraaniga dalka Tanzania ayaa si lama filaan ah udhintay isagoo 61 sana jir ah.

Read More »

Dowladaha Kenya iyo Qadar oo heshiisyo kala saxiiday.

0 Thursday March 18, 2021 - 19:05:43
Kulan ay magaalada Dooxa ay ku yeesheen mas'uuliyiin katirsan dowladaha Qadar iyo Kenya ayay ku sheegeen in ay yeelanayaan iskaashi cusub oo dhan walba ah.

Read More »

Ku dhowaad 10 qof oo ku dhintay toogasho ka dhacday dalka Mareykanka.

0 Wednesday March 17, 2021 - 16:17:06
Khasaara dhimasho iyo dhaawac leh ayaa ka dhashay weeraro toogasho ahaa oo ka dhacay mid kamida gobollada dalka Mareykanka.

Read More »

Dowladaha waaweyn ee qaaradda Yurub oo Manuucay Talaalka AstraZeneca-Oxford.

0 Wednesday March 17, 2021 - 16:13:15
Qaar kamid ah dowladaha ugu waaweyn qaaradda Yurub ayaa ku dhawaaqay in ay joojiyeen isticmaalka mid kamida Talaalada caafimaad ee loogu talagalay in lagula tacaalo caabuqa Covid19.

Read More »

Dowladda Sirilaanka oo qaadday olole ka dhan ah Muslimiinta tirada yar [Warbixin].

0 Sunday March 14, 2021 - 21:19:51
Muslimiinta ku dhaqan wadanka Sri Lanka ee dhaca Koonfurta qaaradda aasiya ayaa kusoo biiray aqaliyaadka lakulmaya tacdiibinta iyo jujuubka ee ku sugan mandiqadda.

Read More »

Turkiga oo dib usoo ceshanaya cilaaqaadkii uu lalahaa Dowladaha Masar iyo Imaaraatka Carabta.

0 Sunday March 14, 2021 - 21:13:46
Xukumadda Turkiga ayaa ku dhawaaqday in ay dadaal ugu jirto dib usoo celinta xiriirkii diblumaasiyadeed ee kala dhaxeeyay qaar kamid ah dowladaha Carabta kuwooda ugu madaxa adag.

Read More »

Mareykanka oo xayiraado dhanka dhaqaalaha ah kusoo rogay Itoobiya.

0 Saturday March 13, 2021 - 15:08:11
Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa sheegtay in aysan fasixi doonin dhaqaalihii ay ku taageeri jirtay ciidamada ammaanka dowladda Xabashida Itoobiya.

Read More »

Melleteriga Yemen oo qarka usaaran in ay qabsadaan magaalada Taciz.

0 Saturday March 13, 2021 - 15:06:14
Wararka ka imaanaya dhulka Xikmadda iyo Iimaanka ayaa sheegaya in dhinacyo dawaaqiid ah ay isku dilayaan muxaafadad Taciz ee kaabiga ku haysa magaalada caasimadda ah.

Read More »

Mas'uul Itoobiyaan ah oo iscasilay iyo Mareykanka oo sheegay in Xasuuq daran uu ka socdo Tigray.

0 Thursday March 11, 2021 - 10:32:28
Mas'uul sare oo katirsanaa wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya ayaa ku dhawaaqay in uu isku casilay sababa laxiriira xasuuqa ay ciidamada xabashidu ka wadaan waqooyiga wadankaasi.

Read More »